Doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka sare oo ka bilaabatay Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar waxaa ka bilaabatay galabta doorashada labada Kursi ee ka harsanaa 8-da kursi ee dowlad Goboleedka Hirshabelle ku metelaya aqalka sare. Doorashada Kursiga hore waxaa ku tartamaya saddex Musharax  oo kala ah 1-C/qaadir Xanafi. 2-Cali Shacbaan iyo 3-Cabdalla Cabdi Xuseen. Doorashada kursigan oo horey loo qabtay ayaa la joojiyey markii buuq iyo fowdo uu … Continue reading Doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka sare oo ka bilaabatay Magaalada Jowhar